Essential Of computer and Online Skills

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Koorsadan waxay ku siinaysaa faham muhiim ah oo ku saabsan nidaamyada kombiyuutarka, shabakadaha, iyo amniga internetka. Waxaad baran doontaa qaababka kala duwan ee xogta loo gudbiyo (data transfer), sida xawaaraha xogta ee shabakadaha iyo fahamka farsamooyinka la xiriira.

Waxaad sidoo kale baran doontaa shabakadaha iyo xiriiriyeyaasha internetka (networking), sida xiriirka LAN iyo WAN, VPN iyo sidoo kale waxa ay tahay amniga internetka iyo muhiimadda ilaalinta xogtaada. Koorsadu waxay diiradda saareysaa sidii aad uga hortagi lahayd khataraha internetka iyo sida loo isticmaalo qalab amni oo kala duwan sida antivirus software iyo ilaalinta xogtaada iyadoo la raacayo habab sir ah (data encryption).

Waxaa intaas dheer, koorsadu waxay ku baraysaa sida loo isticmaalo adeegyada online-ka ee kala duwan sida wax iibsashada internetka, e-learning, iyo adeegyada dowladda ee ku jira webka. Waxaa sidoo kale muhiim ah fahamka khataraha iyo xeerarka amniga ee online-ka, iyo sida loo ilaaliyo xogtaada iyo naftaada.

Koorsadan ayaa kuu diyaarinaysa xirfadaha lagama maarmaanka u ah mustaqbalkaaga, si aad ugu shaqeyso tiknoolojiyada casriga ah oo aad uga faa’iideysato dhammaan fursadaha iyo khataraha internetka si xirfad leh.

Show More

What Will You Learn?

  • The course provides a comprehensive understanding of computers, networks, internet security, and essential skills related to data, data protection, and online services

Course Content

UNIT 1: COMPUTER AND DEVICES

  • introduction
    07:27
  • 1.1: Types of computer and devices
  • Identify the Main Types of Computers
    04:27
  • Identify the Main Types of Devices
    02:32
  • Hardware and Hardware Definition
    07:05
  • Define the Terms Processor, RAM, Storage, Understand Their Impact on Performance When Using Computers and Devices.
    04:27
  • Identify the Main Types of Integrated And External Equipment
    04:08
  • Identify Common Input/Output Port
    07:05
  • 1.2: SOFTWARE AND LICENSING
  • Define the term software and distinguish between the main types of software.
    07:33
  • Define the term operating system and identify some common operating systems And examples of applications.
    10:13
  • Outline the types of software licenses
    13:16
  • Start a computer and log on securely using a user name and password.
    11:34
  • Log off a computer and Shut down a computer using an appropriate routine.
    11:30
  • knowledge check

Unit 2: MANAGING FILES AND APPLICATIONS

UNIT 3: THE NETWORK

UNIT 4: ONLINE COMMUNICATING TOOLS

UNIT 5: WEB CONCEPTS AND ONLINE ACTIVITIES

UNIT 6: SAFETY, SECURITY, ACCESSIBILITY AND THE ENVIRONMENT

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet