Designing and implementation of smart duskpin

Categories: Engineering projects
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Sanduuqa Qashinka Casriga ah waa mashruuc tiknoolojiyadeed oo cusub oo si gaar ah loogu talagalay inuu ka caawiyo bulshada inay hagaajiyaan nadaafadda iyo habka ay u maareeyaan qashinka. Mashruucan waxa uu isku darsaday hal-abuurka iyo tiknoolojiyadda casriga ah si loo yareeyo taabashada tooska ah ee sanduuqa qashinka, taasoo sare u qaadaysa fayadhowrka iyo nadaafadda goobaha la adeegsanayo.

Mashruuca waxa uu ku shaqeeyaa dareemayaal (ultrasonic sensors) kuwaas oo ogaanayaa gacanta ama wax kale oo loo soo dhoweeyo sanduuqa. Marka dareenkaas la helo, servo motor ayaa si toos ah u furaaya daboolka sanduuqa, taasoo siinaysa isticmaalaha fursad uu si fudud ugu tuuro qashinka. Ka dib, sanduuqu wuxuu si Automatic- ah u xiraa daboolka wuxuuna noqdaa mid diyaar ah oo nadaafad ah. Haddii uu sanduuqu buuxsamo, buzzer ( walax qaylinaysa)  ayaa digniin bixinaya si loo ogaado in qashinka la saaro.

Show More

Course Content

project of Smart Dustbin

  • project overview
  • Objectives of the Smart Dustbin Project:
  • project components
  • xog dheeri ah ( more info)

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet