Aqoonta aad baratid maanta waa awoodda aad adeegsan doonto berri
Tiknoolajiyadu waa awooda lagu beddelo dunida
Aqoon kasta oo aad barato, waxaa ka dambeeya dadaal macallin
Waqtigaaga ha ku lumin waxyaabo aan micno lahayn
Inaan noqono hormuudka xarumaha horumarinta xirfadaha iyo hal-abuurka, oo aan kobcinno bulsho wax-barata oo isbeddel sameeya.
Inaan ardayda ku hagi karno qalabka iyo agabka ay ugu baahan yihiin inay noloshooda u beddelaan waxbarasho, hal-abuur, iyo teknoolojiyad.
Ku soo dhawoow Qaaluu Institute of Technology and Skills – halka aad ka bilaabi karto safarkaaga guusha iyo horumarka.
+250791568904/ bashiirmoha74@gmail.com