welcome to QAALUU Institute waa hoyga Technology-da iyo Xirfadaha sare.

student Enrolled
1000+
courses published
20
projects enginering
13+
online support
24/7
courses-ka cusub
Hi, Welcome back!

"Halkan Ka Bilaabo Safarkaaga Barashada iyo Hal-abuurka"
Waxaan halkan u joognaa inaan kuu fududeyno barashada iyo horumarinta xirfadaha casriga ah ee aad u baahan tahay si aad ugu guuleysato mustaqbalkaaga. Qaaluu Institute waxay bixisaa fursado waxbarasho oo kala duwan oo laguugu diyaariyay adiga oo ku baranaya meel kasta iyo waqti kasta.
categories
Technology Courses
20+
Creative Courses
7+
Skills Courses
10+
health Courses
20+